WARARKA SOOMAALI

Vedio” Jaamacada Bariga Africa ee Buuhoodle oo Bilowday Imtixaankii Sanadka

By A A K

May 23, 2018

Jaamacada Bariga Africa Xarunteeda Buuhoodle Waxaa Ka Bilaabay Imtixaankii Sanadkani 2017 Ilaa 2018 ee Kuliyadaha Kala Duwan ee Jaamacadaasi ay ka koobantahay oo Guud ahaan Looga Fadhiistay Imtixaanka Sanadkani.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ardayda Jaamacadaasi Bariga Africa ee Buuhoodle ayaana Xiligan Waxaa Laga Dareemayaa Guud ahaan u Diyaar Garowga Imtixaankaasi Jaamacada Ka Bilowday” Waxaana Halkaasi Ka Hadlay Madax Imtixaanaadka Jaamacada Bariga Africa ee Buuhoodle Shiikh Ahmed Samatar.