WARARKA SOOMAALI

Vedio” Jaaliyada Somaliyeed ee Wadanka Australia oo Deeq Lacag ah Gaadhsiisay Qoysaska Danyarta ah ee Degmada Ceegaag

By A A K

April 16, 2017

Jaaliyada Somaliyeed ee Kunool Wadankaasi Australia Ayaa  Deeq Lacageed soo soo Gaadhsiiyey Degmada Ceegaag Waxaana Lacagtaasi Jaaliyada Wakiil uga ahaa Pro Adan Xasan Jamac oo kamid ah Aqoonyahaniinta Ka soo Jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Lacagtaasi Ayaana Waxaa soo Gudbiyey Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Gobolka Sool Waxaana Loo soo Wakiishay Shiikh Ahmed Cabdi Cawad oo Lacagtaasi ka Qaybiyey Magaalooyinka Ceegaag iyo Buuhoodle Isla Markaana Gaadhsiiyey Dadka Danyarta ah.

 

Dhagjar12@gmail.com