Isbitaalkii Guud ee Dhimirka ee Buuhoodle Ayaa si Rasmi ah Maanta Xariga Looga Jaray Waxana Isbitaalkaasi Lagu Wareejiyey Uruka Xirfadlayaasha Caafimaadka Ururkaasi oo ay Ku Midaysan Yihiin Dhakhaatiir Ka soo Kala Jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn oo Ku Midaysan Baha Caafimaadka.
Guddi Loo Xilsaaray Dhamaystirka Isbitaalkaasi Ayaana Ku Wareejiye Ururkaasi Waxana Xafladii Loo Qabtay Ka soo Qayb Galay Maamulka Golaha Deegaanka Buuhoodle Waxgaradka Gobolka Cayn iyo Dadwayne Farabadan Waxayna soo Dhaweeyey Furitaanka Isbitaalkaasi.
Horufadhi@gmail.com