Culumada Degmada Horufadhi ee Gobolka Cayn Ayaa Fariin u Diray Guud ahaan Walaala ah Islamaanka ee Jecel Khayrka in Laga soo Qayb Galo Dhismaha Misaajidka Degmada Horufadhi Kaasi oo Mudo Dhismihiisu Deegaankaasi Horufadhi Ka Socday.
Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaankaasi Ayaana Sheegay in Baahi Xoogan Loo Qabo Dhamaystirka Misaajidkaasi Xiligan oo Dadka Deegaanku u Baahan Yihiin in Loo Dhamaystiro” Waxgaradkani ayaana sheegay in Dhaqalaaha Misaajidkaasi ay haatan Baahi u Qabaan.
Dhagjar12@gmail.com