WARARKA SOOMAALI

Daawo:Aqoon yahan Cali Maxamed Xirsi oo ka hadlay wada hadalka Khaatumo iyo Somaliland iyo aragtidiisa-Video

By A A K

March 27, 2017

Aqoon Yahay Cali Maxamed Xirsi oo Kamid ah Qurba Jooga Ka soo Jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Ayaa ka Hadlay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Waxana uu Dhaliilay Aqoon Yahankaasi Qaabka Haatan Wadahalku u socdo.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Ugu Danbaytii Waxaa uu soo Dhaweeyey Bayaankii uu Dhawaan Buuhoodle Ka soo Saaray Garaad C/risaaq Garaad Soofe Duran Waxaana uu sheegay in Bayaankaasi Ahaa Mid Loo Baahnaa Xiligan” Waxana uu Talo u Diray Madaxda Khaatumo.

 

Dhagjar12@gmail.com