WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xaalada Garaad Mashqarre oo laga waramay & Been abuur uu ka sameeyey Faysal Ali Mass oo laga dalbaday inuu Raaligelin ka bixiyo-VIDEO

By A A K

April 01, 2017

Ahmed Muuse Jamac oo Kamid ah Qurba Jooga Deegaanka Caroole ee Gobolkaasi Sool ayaa ka Hadlay Xaalada Caafimaad ee Garaad Maxamuud Cisman Mashare oo haatan Xaalada Caafimaad u Jooga Wadankaasi Hindiya oo Dhawaan Qaliin Wadnaha Lagu Sameeyey.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Ahmed Jamac Muse( Jamal) Ayaa Dhinaca Kale ka Jawaabay Hadal uu Warbaahinta Galiyey Faysal Cali Mas oo Ku sugan Wadankaasi Imaaraadka oo sheegay inay Garaadka Dhaqaalo Aruuri u Samaynayaa” Waxana uu sheegay in Hadalkaasi uu Yahay Mid been abuur ah.

 

Horufadhi@gmail.com