Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Abwaaniinta Reer Khaatumo ayaa Ka Hadlay Xaalada Deegaanada Khaatumo Waxaana Sidoo Kale uu Ka Hadlay Qaraxyadii Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadankaasi Somalia.
Abwaanka ayaana ugu Baaqay Madaxda Khaatumo Gaar ahaan Madaxwayne Cali Khaliif inuu Ka Fogaado Arimaha Kala Fogaynaya Shacabka Deegaanada Khaatumo Waxaana uu sheegay in Loo Baahan Yahay Midnimo.
Horufadhi@gmail.com