Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Baaq Ka soo Saaray Colaada Koonfurta Sool

Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahda Abwaaniinta ee Reer Khaatumo ee Kunool Wadankaasi NewsZeland ayaa Baaq u Diray Beelaha Walaala ah ee Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool Kuwaasi oo Colaadoodu in Mudo ah ay Taagnayd Waxaana uu sheegay in Loo Baahan Yahay in Colaadaasi La Damiyo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

 

 

Dhinaca Kale Abwaanka Ayaa ka Hadlay Xaalada Guud ee Somalia Waxaana uu Fariin Dhiiri Galin ah u Diray Madaxda Sare Sare ee Somalia Gaar ahaan Madaxwaynaha” Abwaan Axmed Nuur Ayaana Ku Baaqay in La Damiyo Colaada Koonfurta Sool.

Exit mobile version