Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahwaynta reer Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa ayaa ka Hadlay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Abdi oo Dhawaan Loo Doortay Madaxwaynaha Maaamulkaasi.
Dhinaca Kale Abwaanka ayaa Taageeray Shirwaynaha Beelaha Sool Sanaag iyo Cayn” Waxaana uu Ka Digay in Maamulka Somaliland uu Faraha La soo Galo Arimaha Shirkaasi Beelaha Sool Sanaag iyo Cayn Waxaana uu Taageeray Midaynta Bulshada SSC.
Horufadhi@gmail.com