Gudoomiyaha Qurba Jooga ee Buuhoodle Abdirisaaq Maxamed Xasan( Shilin Liqe) Ayaa Ka Hadlay Dagaal Beeleedka Ka soconaya Deegaano u Dhaxeeya Beelaha Wada Dega Koonfurta Laascaanood iyo Gobolkaasi Mudug Dagaalkaasi oo Maalmahani Deegaankaasi Ka socday.
C/risaaq Maxamed Xasan ayaa soo Dhaweeyey Heshiiskii Nabadeed ee Ka Dhacay Magaalada Ceegaag Dhawaan Halkaasi oo ay Gaadheen Isimada Gobolka Cayn” Dhinaca Kale Waxaa uu Ka Digay Dilalka Qorshaysan ee Ka Dhacay Magaalada Laascaanood oo Ku Baaqay in La Joojiyo.