WARARKA SOOMAALI

Ugaandha oo Daaha ka qaaday sir qarsooneyd iyo wixii dhaxmeray Farmaajo iyo Yoweri Museven 2011-kii{Akhriso}

By A. Hindi

March 25, 2017

Faaahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday kulankii dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museven.

Kulanka oo ka dhacay Villa Rosa Kempisky Hotel, magaalada Nairobi ayay labada madaxweyne uga hadleen xiriirka labada dal iyagoo is weydaarsday hadallo taariikh ah.

“Waxaan kugu hambalyeynaa labo arrimood: tan koowaad guushii laguu doortay madaxweynaha Soomaaliya iyo sida aad u dhageystay xikmaddii odayga ee ahayd inaadan Soomaaliya uu curiyaamin” sidaasi waxaa yiri madaxweynaha Uganda oo ka hadlayay sidii uu Farmaajo u aqbalay taladiisii ahayd inuu xilka ka dego markii uu ahaa ra’iisal wasaaraha Soomaaliya sanadkii 2011.

Musaveni ayaa ugu baaqay madaxweyne Farmaajo inuu dhiso ciidamada dalkiisa oo tababarna loo furo, iyadoo Uganda ay dalbatay in arrintaasi iyada loo xil saaro.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa uga mahadecliyay madaxweynaha Uganda Museveni taladii wanaagsaneed ee uu siiyay heshiiskii loo yaqaaney “Kampala Accord” ee uu isku casilay Farmaajo xilligii uu ra’isul wasaaraha ahaa 2011-kii.

“Waxaa ay aheyd talo fiican, qofka waa in uu qaataa go’aan isaga oo eegaya maslaxadda dalkiisa, haddana waxaan xoogga saarayaa dhismaha ciidamada, qalabeyntooda iyo in aan ka hortagno Al-shabaab” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

Warkan waxaa lagu qoray website-ka madaxtooyada Uganda, isagoo qoraalka dhameystiran hoos ka akhriso

President Yoweri Museveni and his counterpart, the newly elected Somalia President Mohamed Abdullahi Mohamed, have today held a bilateral meeting during which they discussed the security situation in the horn and development in Somalia.

“I congratulate you on two counts; One, your recent victory as the new President of Somalia and two, I thank you for listening to the wisdom of the old man not to paralyse Somalia,” President Museveni said.

In June 2011, Mohamed Abdullahi Mohamed the then Somali Prime Minister announced he was resigning following an agreement ending the troubled country’s transitional administration on the advise of President Yoweri Museveni who facilitated the signing of the agreement that is now referred to as the Kampala Accord.

The President said the problem now is training the army and the National Security Officers (NSOs) and called on the new President to partner with Uganda to train and empower them for national service.

President Mohamed Abdullahi Mohamed on his part thanked President Museveni for what he described as wise advise to him to step down during the Kampala Accord.

“That was really good wisdom. Someone had to make the right decision in the best interests of the country. My main priority now is to reorganize the army and equip it and provide what it needs to face al shabaab and provide national security,” he said.

The two leaders met at the Villa Rosa Kempisky Hotel in Nairobi ahead of IGAD summit on refugees.

Heads of State under the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), an eight-country trade bloc that includes governments from the Horn, Nile Valley and the African Great Lakes are meeting to seek sustainable solutions to the Somali Refugee crisis.