WARARKA SOOMAALI

Ubax Abdi Olol oo Deeq Dhar ah Gaadhsiisay Isbitaalka Daryeel ee Buuhoodle” oo Bukaano Badan ay Ku Jiraan

By A A K

May 02, 2017

Ubax Abdi Olel oo Kamid ah Qurba Jooga Khaatumo ee Kunool Wadankaasi Maraykanka Ayaa Deeq soo gaadhsiisay Isbitaalka Daryeel ee Magaalada Buuhoodle oo haatan Lagu Daawaynayo Dadka uu ku Dhacay Xanuunka Shuban Biyoodku.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Shiikh Siciid Ahmed Cadare oo kamid ah Culumada Gobolka Sool Ayaana Deeqdaasi Gaadhsiisay Deegaanada Goljano iyo Buuhoodle Waxana uu Halkaasi uga Duceeyey Ubax Abdi olol oo Iyadu Deeqdaasi Ku Deeqday.