WARARKA SOOMAALI

TOOS U DAAWO:Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ka socota Cadaaddo-Video

By A. Hindi

May 03, 2017

Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa goor dhow ka bilaabatay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaana codeynaya xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi.

Doorashada ayaa ah mid xiiso badan, waxaana ku sugan xubno ka socda dowladda Soomaaliya.

HALKAN RIIX TOOS U DAAWO DOORASHADA GALMUDUG