WARARKA SOOMAALI

TOOS U DAAWO:-Furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Khudbada Madaxweynaha-Video

By Abdi rashid

June 06, 2020

Muqdisho (HM)-Waxaa goor dhow xarunta Villa Hargeysa ka bilaabatay Munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya, iyadoo lagu wado in Madaxweynaha uu jeediyo Khudbadii dastuuriga aheyd ee furitaanka Kalfadhiga.

HALKAN TOOS UGA DAAWO