WARARKA SOOMAALI

Tacsi:-Mama Shamis Xaaji Faarax Suusle.

By Abdi rashid

November 12, 2019

Laascaanood (HM)-Beesha Guuleed Garaad (Barkad) waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayayaan dhamaan reer Maxamuud Cismaan Cawed, khaasatan ehelka ay ka geeriyootey Alla ha u naxariisto’e Mama Shamis Xaaji Faarax Suusle oo ku geeriyeedey carriga Mareykanka,gaar ahaan Florida maalintii Axada ee 10.11.2019. Mama Shamis Xaaji Faarax Suusle ILLAAH ha ka waraabiyo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaana ha ka siiyo guud ahaan ehelkeeda oo dhan, gaar ahaan qoyska reer Maxamuud Cismaan Cawed iyo waxii carruurteedu sii dhaleen oo dhan, Aamiin, Aamiin !!!!!!! Magacyada dadka tacsida diraya waa:

1. Odey Xuseen Colujoog Cawed 2. Odey Xirsi Cabdi Mahad 3. Cabdisalaan Xaaji Xirsi 4. Maxamed Cali Baarweyn (Gaalkacayo) 5. Yusuf Maxamed Samatar 6. Cali Axmed Geelle (Cali Gacamey) 7. Caaqil Maxamed Dhuux Cali 8. Ibrahim Cabaade Bulaale 9. Cabdi Budhe Bulaale 10. Dr. Yusuf Budhe Bulaale 11. Eng. Maxamed Budhe Bulaale 12. Cabdirisaq Xaaji Xirsi Dhabarlow 13. Cali Xaaji Xirsi 14. Yusuf Maxamed Ali Bunay 15. Dr. Cismaan Nuur Dhabas 16. Eng. Maxamud Cali Jidaal 17. Dr. Khaalid Axmed Geelle 18. Dr. Cabdinasir Awmaxamed Abokor 19. Dr. Yusuf Axmed Geele 20. Eng Mahdi Maxamud Cali Samatar 21. Yusuf Cabdi Cali (Tuke) 22. Abshir Cabdi Qoobyare 23. Eng. Faarax Sugaal Guure

24. Ismaciil Axmed Dayib 25. Maxamed Nuur Budeeye 26. Saleban Caydiid Jaamac 27. Dr. Sayid Cali Jidaal 28. Saleebaan Xaaldiid 29. Ismacil Maxamed Jaamac ( Afmiishaar) 30. Sacid Maxamed Xirsi 31. Cabdiqadir Maxamud Qalalan 32. Abdiqatin Xaaji Saciid Kabayar 33. Bashir Maxamed Xirsi 34. Xasan Cabdi qoobyare 35. Maxamed Xaaji Dirir 36. Ciise Xasan Raan 37. Maxamud Axmed Qodax 38. Cabdirisaq Nuur Budeeye 39. Cabdillaahi Nuur Budeeye 40. Cali Yuusuf Geelloxos 41. Canab Yusuf Abokor 42. Ibraahim Xirsi Biyoole 43. Asad Maxamed Aware 44. Sheekh Maxamed Hambaase 45. Cabdi Jirde Cabdi Gurey 46. Abokor Xaaji Maxamud Mire 47. Cabdisamad Cali Baarweyn 48. Cabdirisaq Warsame Hilowle 49. Saleeban Haashi Dheere 50. Sheekh Sahal Xasan 51. Cali Maxamud Dafir (Cali Dharaafe) 52. Aadan Xirsi Ibraahim (Aar) 53. Cabdisalaan Yusuf Xoosh 54. Amina Saalax Maxamed

55. Amina Faarax Budeeyo 56. Foosiya Xaaji Dirir 57. Samsam Saleebaan Dabayl 58. Sahra Aadan C Dheeg 59. Kowsar Nuur Budeeye 60. Samiira Faarax Budeeye 61. Maxamed Maxamud F Digaale 62. Khadija Maxamud F Digaale 63. Faacuul Maxamed Jaamac 64. Xareed Xaaji Sacid Kabayar 65. Maxamed Yusuf Geel loxos (sufi) 66. Cabdiqadir Nadiif Cali Burco 67. Sheekh Barre Yusuf xuseen Dabaleeb 68. Cismaan Nuur Budeeye 69. Maxamud Cabdi Soome (Dulyar) 70. Axmed M. Mussa (Dariq) 71. Maxamed Xuseen Abdiqaal (Xaantiye) 72. Cabdirashid Maxamud Dafir (Ukun) 73. Rashiid Diiriye Faarax 74. Iimaan Cismaan Kaarshe 75. Maxamud Cali Baarweyn (Sanweyne) 76. Maxamed Cabdiraxman Cali Burco 77. Saleebaan Dalmar Faarax 78. Dr Cabdirashid Cali Baarweyn 79. Axmed Xuseen Colujoog 80. Axmed Cabdi Budhe 81. Luul Cali Jaamac 82. Aasiya Cabdi Budhe 83. Cabdillahi Cabdi Budhe 84. Sharmarke Cabdi Budhe 85. Cabdishakur Saleeban Cabaade

86. Cabdiraxman Saleebaan Cabaade 87. Ismaaciil Ibrahim cabaade 88. Haashim Maxamed Bulale 89. Seynab Yusuf Bulale 90. Cabdiraxman Yusuf Bulale 91. Anisa Cabdillaahi Ciise Oog 92. Hani Maxamed Bulale 93. Foosiya Xirsi Cabdi 94. Cadar Saleebaan Dhegaweyne 95. Faadumo Cali Dheeg 96. Ikraan Cabdi Budhe 97. Shaafici Cabdi Budhe