Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAWO:-Somalia iyo Shiinaha oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta kulan ka qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian.

Kulanka dhexmaray Wasiir Khadiijo Diiriye iyo Safiir Qin ayaa inta uu socday waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeyay dowladdaha Soomaaliya iyo Shiinaha gaar ahaan arrimaha Gargaarka Bini’aadanimo.

Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr Qin Jian ayaa dhankiisa xusay inay sii wadi doonaan dadaalka ku bixinayaan Soomaaliya, isla markaana taageerada lagu saleyn doono dhinacyo kala duwan.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka Wasiirka iyo Safiirka.

Exit mobile version