Site icon HORUFADHI MEDIA |

Soomaali Tiro Badan Oo Laga Soo Masaafuriyay Dalka Maraykanka Oo Maanta Soo Gaadhaya Muqdisho Tiradooda Oo Dhalinyaradani La Cadeeyay+VIDEO

Ku dhawaad 57 dhalin yaro Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka ayaa maanta la filayaa in laga soo dajiyo garoonka Magaalada Muqdisho.
Wararka waxa ay sheegayaan in dhalin yaradan la soo celinayo intooda badan ay ku jireen xabsiyo ku yaalla dalka Maraykanka.
HALKAN RIIX VIDEO DAAWO
Dhalin yaradan ayaa laga soo qaadayaa gobolka Foloriida ee dalka Maraykanka, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan safaarada Soomaaliya ay ku lee dahay Washington.
Waxa ay ku eedeeysan yihiin dhalin yaradan la soo celinayo danbiyo in ay sharci daro ku geleen dalkaasi iyo qaar kale oo danbiyo ka geystay wadanka Maraykanka.
Exit mobile version