WARARKA SOOMAALI

Ruushka oo soo fara geliyey Heshiiska Dekede Berbera & Fashilka haysta maamulkaasi Somaliland +Video

By Top News

May 15, 2017

Dhowaan waxaa magaalada Berbera booqasho kutagay Wafti ruush ah oo uu hogaaminayo Safiirka Ruushka ufadhiya Dalka Jabuuti. Safiirka Ruushka Ah ayaa shir xasaasi oo mudo saacado ah qaatay layeeshay wasiirka Arimaha Dibada Maamulka Somaliland kaas oo lug kulahaa wareejinta & Saxeex Heshiiska Dekede Berbera. Dhanaka kale Ethiopia & Shirkada DP world ee imaaraadka laga leeyahay ayaa heshiis ku sheegaa berbera qaybsaday saamiga kasoo baxaya. Balse hada waxaa loolanka loogu jiro dekedan kusoo biiray Dalka ruushka oo aynu lawada socono inuu yahay wadamada maanta dunidan ugu wooda badan ugu saamaynta badan.

halkan riix video daawo