WARARKA SOOMAALI

Raali Gelin kusocota Akhristayaasha Horufadhimedia

By Top News

May 10, 2017

Dhamaan Akhristayaasha kuxidhan shabakada warbaahinta Horufadhimedia muddadii aan hawada kamaqnayn ee aanu hawlo cilad bixin ah kuwadnay Shabakada. Waxaanu si sharaf leh idiinka Raali gelinaynaa muddadaas Webku hawada kabaxsanaa. Balse wixi hada kadanbeeya aad ugu soo hagaagi doonta warar sugan & macluumaad kale oo farabadan,

Guul & Gobanimo

Tafatiraha Shbakada Horufadhimedia Yassin Abdirahman(Eng Yassin)