Site icon HORUFADHI MEDIA |

Muwaadin Soomaaali ah oo kamid noqday Baarlamaanka Dalka Finland

Suldaan Saciid Axmed ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo baarlamaanka dalka Finland, isla markaan waxaa uu noqonayaa Soomaaligii ugu horreeyay ee xilkaasi loo dhiibo.

Wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in noqanaya xildhibaan. “Shaqo badan ayaa inoo taalla sidii aan uga shaqeyn lahayn Finland ka fiican sida ay hadda tahay,” ayuu yiri Axmed.

Wuxuu sheegay inuu ku farxsan yahay inuu noqdo qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xilkaasi qabta tusaale lagu daydana u noqdo dhallinyarada

Exit mobile version