Site icon HORUFADHI MEDIA |

Muuqaal Ururka Samafalka Samadoon Ayaa Afuriyey In Kabadan 200 Qoys Oo Ah Barkacayaasha Deganka GeedXamarka Ee G-Cayn

Widhwidh Xili Dadaka Ay Badi Kadhamadeen Xoolihii Ay Dhaqan jireen Ayaa Waxaaa Kaamka Geedhxamrka Ee Degmada Widhwidh Ee Gobolka Cayn Lagaadh Siiyey Deeq Loogu Talagalay In Lagu Afuriyo Dadkaasi Kusooxoraadooday

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA 

Deeqdan Ayaa Waxaa Gaadhsiiyey Ururka Samafalka Samadoon Oo Waxbadan Kaqabta Gobolka Cayn Dhinacyada Horumarka Sida Waxbarashada Iyo Taakulaynta Dadka Masaakiinta Ah Ee Abaaraha Iyo Duruufaha Kaladuwan Ay Afeeyeen.

HORUFADHI.COM

WIDHWIDH

Exit mobile version