Site icon HORUFADHI MEDIA |

Muuqaal Hayada READ Oo Deeq Soogaadh Siisay Bukaanka Shuban Biyoodka Widhwidh Iyo Dadka Jilicsan Ee Balicad…{Video}

Widhwidh Hayada RED Oo Fadhigeedu Yahay Wadanka Maraykanka Ayaa Deeq Raashin Ah Soogaadh Siisay Dadka Xanuunka Shuban Biyoodku Ku Hayo Widhwidh Ee Ujiifa Iyo Dadka Jilicsan Ee Xooluhu Kadhamaadeen Ee Degaanka Balicad

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Deeqdan Waxaa Wakiil Ka Ahaa Dr Ismaaciil Axmed Dayib Oo Ay Soowakiisheen Isaguna Soogaadh Siiyey Dadka Deganadan

Odayaasha Gudida Caafimaadka Widhwidh Wakiilka Balicad Ayaa Dhamaantood  Umahad Celiyey Hayada RED Iyo Cidkasta Oo Kasoo Shaqaysay Sidii Deganadan Loosoo Gaadhsiin Lahaa Deqdan

Ugudanbayn Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Hayda RED Ay Deeqo Soo Gaadh Siiso Deganadan Waxayna Codsadeen Dadka Deganadan In Haydu Aysan Deeqda Joojin Ee Markasta Dadka Usoowadaan.

HORUFADHI.COM@GMAIL.COM

Exit mobile version