Muqdisho (HM)-Gudoomiyaha Baarlamaanka aqalka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi, ayaa magacaabay guddi 7 xubnood ka kooban kuwaas oo uu sheegay inay soo diyaarinayaan xubnaha xildhibaanada Soomaliland ku mateli doona Baarlamaanka soo socda ee Soomaaliya sida ku xusan warqada kasoo baxday Gudoomiyaha aqalka sare.
Akhriso warqada:-