WARARKA SOOMAALI

Marwadii koowaad ee dalka Suudaan oo la xaqiijiyay inay geeriyootay

By xuseen waashitoon

June 06, 2022

Fatima Khalid oo ahayd Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Sudan, General Omar Hassan Al-Bashir ayaa ku geeriyootay magaallada Shindi ee Waqooyiga dalkaasi

Marxuumada ayaa waxay Ilma-adeer laxmi ah yihiin Madaxweyne Al-Bashir oo haatan ku xiran Xabsiga weyn ee Caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Caa’id Al-maaliki oo ahaa Ilaaliyihii Khaaska ee Albashiir ayaa markii ugu horeysay Saxaafadda Sudan u xaqiijiyey Geerida Marwadii Koowaad ee hore ee dalkaasi