WARARKA SOOMAALI

Maraykanka oo ka noqday safiirkii uu Soomaaliya u magacaabay.

By Abdi rashid

May 12, 2015

Warar ka soo baxaya Guriga cad ee Maraykanka ayaa sheegaya in laga noqday magacaabiistii safiirkii Madaxweyne Obama SOomaaliya dhawaan u magacaabay.

Waxana la sheegay in gabadhii la magacaabay ay diidey magacaabisteeda Soomaaliya, nin la hadlay warbaahinta oo magaciisa diidey ayaa sheegay in gabadhu arimo shakhsiyadeed u diidey magacaabisteeda. Waxan waraqihii la noqday madaxweyne Obama.Mss Dhanani ayaan la cadeyn ujeedada ay uga noqotay shaqadan.