Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAOW:-MW Farmaajo oo wadahadal Telefoonka kula yeeshay Amiirka Qatar

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar iyo danaha ay wadaagaan labada dhinac.

Sidoo kale inta uu socday kulanka qadka teleefoonka Farmaajo iyo Sheekh Tamiim Bin Xamad ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Cakiran ee dalka, marxalada kala guurka iyo khilaafka ka taagan doorashada ka dhaceysa Soomaaliya.

Halkaan ka daawo Muuqaalka Farmaajo.

Exit mobile version