Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo Maxamuud Abdilaahi Cali Ayaa Deeq Isagu Jirta Biyo iyo Raashin u Diray Deegaano Hoos Yimaada Buuhoodle oo Xiligan Abaaro iyo Cunto Yaraan Laga soo Sheegayo iyo Waliba Colaado.
Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaa sheegay in Maamulka Khaatumo Garabtaagan Yahay Guud ahaan Shacabka Deegaanada Khaatumo Xiligana Deegaanadaasi La Gaadhsiinayo Gurmadaasi Biyaha ah iyo Raashinka.