Site icon HORUFADHI MEDIA |

Maamulka Soomaliland oo Kenya aqoonsi ka raadinaya!!.

Laascaanood (HM)-xubno ka tirsan maamulka Soomaliland gaar ahaan xubno ka socda Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid oo maalmahan ku sugnaa Kenya ayaa maanta waxaa ay kusoo laabteen magaalada Hargeysa waxaana ay sheegeen inay Kenya ka dalbadeen inay aqoonsato Baasaboorka Soomaliland iyo arrimo kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Exit mobile version