Maamulka Somaliland ayaa faah-faahisay sida loo kala qeybsaday faa’iidada kasoo baxeysa dekedda magaalada Berbera.
Maalmihii lasoo dhaafay waxa magaalooyinka Somaliland aad loo hadal hayay in 19% faa’iidada ka soo baxaysa dekedda magaalada Berbera qayb ahaan loo siiyay dawladda Itoobiya.
Xuseen Aadan Cige (Deyr) oo afhayeen u ah maamulkaasi ayaa kawa