Site icon HORUFADHI MEDIA |

Laamaha amniga oo dad u qabtay Dil xun oo ka dhacay Magaalada…

Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Cabudwaaq Farxaan Xuseen Xasan ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen Ciidamada ay kusoo xireen dad ay ku tuhmayaan dilka Odawaa Axmed oo gurigiisa lagu dhex dilay.

Waxaa uu hadalkiisa intaasi uu ku daray taliyaha in dadkaasi ay baaritaan ku hayaan, isla markaana maalmaha soo socda u gudbin doonaan Maxkamad, hadii dambi lagu waayana la siideyn doono.

Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Cabudwaaq Farxaan waxaa uu sheegay in marnaba Booliska aysan ka hari doonin kiiskaas ilaa laga helo dadkii ka dambeeyay dilka Odawaa Axmed.

Halka Taliye Farxaan Xuseen Xasan ayaa waxaa uu ku aaday, iyada Habeeno ka hor Magaalada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud lagu dilay Nin Oday ahaa oo kamid ahaa dadka ka shaqeeya dhismaha,

Exit mobile version