WARARKA SOOMAALI

DAAWO-Kenya oo 50 Qof oo soomali ah ku celisay Dalkoodii & Sababta ku kalifay +Video

By Top News

May 12, 2017

Ciidamada booliska dowladda Kenya ayaa toddobaadkii hore deegaanka Miingi ee gudaha dalka Kenya ku qabtay gaari ay saarnaayeen in ka badan 50 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo isugu jiray haween iyo caruur.

Baaritaan dheer kadib dowladda Kenya ayaa dadkaan dib ugu celisay Soomaaliya waxayna ku wareejisay maamulka deegaanka Dhoobleey ee gobbolka Jubbada Hoose.

Gudoomiyaha maamulka Dhoobleey Siyaad Maxamed Xasan ayaa kawaramaya arintaasi

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO