featured2

Jadwalka Doorashada sagaal kursi oo Golaha Shacabka ah oo la shaaciyay

By xuseen waashitoon

November 14, 2021

Waxaa goordhweyd la shaaciyay  Jadwalka Doorashada sagaal kursi oo Golaha Shacabka ka soo galayaGobolada waqooyi ee Somaliland,waxaana si toos ah doorashada kuraastaasi looguda gali doonaa Maalmaha soo socda.