HORUFADHI MEDIA |

Itoobiya oo xukumo culus ku ridaysa dadka aan xidhan Face Mask-Video

Jigjiga (HM)-Dowladda Itoobiya ayaa war weyn kasoo saartay cudurka Corona iyadoo xeer ilaalinta Dalkaasi ay soo saartay amar ah in Qofkii aan xiran Face Mask lagu xukumi karo laba sano oo xabsiyada Dalka Itoobiya ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Exit mobile version