WARARKA SOOMAALI

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Marxuum Xaaji Cabdi Cali Cabdi BARADHO .

By News Hour

June 08, 2017

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN Marxuum Xaaji Cabdi Cali Cabdi BARADHO  Waxaa magaalada Ottawa ee dalka Kanada ku geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum Xaaji Cabdi Cali Cabdi (BARADHO). Xaaji Cabdi Baradho oo si weyn looga yaqaaney dhamaan deegaanka soomaaliyeed ayaa waxa uu ahaa shakhsi ku can baxay taakulaynta dadka soomaaliyeed, khaas ahaan xiliyada adage ee dadka bukaanjiifka ah iyo xiliyada jinaasada ama geerida, isaga oo aan ku xauusto inuu ahaan jirey shakhsi ugu horeeya ee marka qod dhinto u yimaada reerka marxuunka isla markaana bixiya qarashaka , ilaa uu qofkaas si sharaf leh loo aaso.

Xaaji Cabdi naxariistee ale ha ka waraabiyee waxaan markhaati ka ahay amaan umada soomaaliyeed ay markhaati ka tahay inuu ahaa adoon ilaahay oo ehlu salaaad ahaa, intii uu ika joogeyna gacantiisa u fidiyey kumanaan ruux oo bahanaa, ama wakhti adaga soo maray, ilaahayna waxaan uga baryaynaa inuu qabriga u nuuro oo jnadandii firdowsa ka waraabiyo.

Waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa iyo qaraabadiisa meel kasta oo ay joogaan, waxaana eebe uga baryaynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna uu Samir iyo iimaan ka siiyo.

Marxuum Xaaji Cabdi Baradho ayaa intii dagaalada sokeye ka dhaceen wadanka soomalaiya wuxuu ka mid ahaa qurba joogta soomalaiyeed eek u noool dalka Canada,khaas ahaan magaalada Ottawa, waxaana dhamaan jaaliyad asoomalaiyeed ee dalkaasi ay u qireen inuu ka mid aha ashakhsiyaadka fara ku tiriska eh ee ka shaqayn jirey wanaaga iyo gargaarka ,wuxuuna ahaa shaqsi aad looga jeclaa bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Ottawa iyo guud ahaan dalka Kanada oo dhan.

Waxaa Xaaji Cabdi Baradho lagu xasuusan doonaa inuu ahaa shakhsi cibaado badan, gargaar badan, muslim daacad ah, iyo xilkasnimo, waxaana ilaahay mar labaad uga baryaynaa inuu qabriga u nuuro oo kitaabkiisa midigta ka siiyo.

Waxaana halkan tacsi uga dira dhamaan jaaliyada beesha Maxamed Garaad(Bahsame) oo ay ka mid yihiin:

Gudoomiyaa Jaaliyada Cabdinaasir Xaaji Ciise

Caaqil Cali Maxamed Kaarshe

Oday Cali Muuse Cali Guure

Axmed-Dahir Cisman Yare

Sheekh Cabdikariim Xuseen Carab

Sheekh Cumar Cabdi Jiir

Maxamed Faarax Cadde

Sheekh Yaasiin Yuusuf Dheere

Hassan Diiriye Jaamac

Maxamuud Xassan Jaamac(Soocade)

Cabdifatax Aw- Dahir Xaaji Xassan

Maxamed Cisman Fagagan Maxamud cilmi Dhuuto

Cabdillaahi Diiriye Jaamac

Dr Maxamed C/raxmaan

Felis Diiriye Jaamac

ifrax dahir axmed cumar

Deeqa Diiriye Jaamac

C/weli Diiriye Jaamac

C/Xakiim Diiriye Jaamac

Sheekh Axmed saakin cabdi xuseen

Maxamed Diirye Jaamac

Ibraahim /cabdi Buraameeye

Maxamed Cabdi Koosafaare

Goobe Xassan Dhalac cabdi dheere cali salad

Xaydaro maxamud Yuusuf Gedle

Sh mubarak cabdi xasan Daakir jamac dirir cabdimahad maxamed jamac Cabdinasir cali baarud Samsam marsheeye Faadumo xashi fooyaan Muuse cali maxamed mursal Cabdilahi garmaqaate

Cabdilahi gableeye

Cabdilahi dhagahoray Khalif darwiish Eng saleban xaji hiirad Khaliif dhakaawe

Cabdi xaaji hiirad

Dr cabdi fookheeye

Xaaji Cabdisalaan Haydayn Aadan camir cawad Xirsi Cisman Sancad

Cali maxamed murasal

Xuseen darwiish

Oday Cabdi Darwish

Axmed salebaan isman sancad Cabdiwahaab cali dheere m sancad cali maxamud warsame maxamed cabdi gurbe

mustafe dhoodi cilmi 

Ibrahim iidle ducaale cabdilahi cubuli

samsam cumar cali maxamed

amina bucuur

rubaabi  cilmi warsame

xalimo bucuur

fadumo warsame cali obsiiye layla dhalaafe farduus farax nugaal saynab cabdi galaydh

fadumo isman yare

jamac dhoodi cilmi

salax cali food

jamac kaliil

maryan yuusuf isman

imaan cabdi xaaji hiirad amina farax nugaal axmed maxamud daroor

shabac astur

nasra xasan kurtun

caaqil fanax xusen

sahra cali jamac adan yare

ayaan cali doob

rooda farax ismacil

xayaad cabdi xaaji hiirad

yaxye axmed shire duuble

cabdiwali caamir

ciro xasan ogaadeen

sh cawl farax mahad

adan wali tungub

cibaado adan warsame

maxamud caamir

khadra yuusuf m cade

cabdi farax mahad

cibaado hayan

cabdinur yuusuf cumar mursal

maxamed abokor cali shire isman qaliye cabdi galaaydh imaan maxamed yuusuf dheere canab roore

xusen daroor

Ibrahim cabdul ibrahim

canab jamac darwiish

samsam xusen darwiish

shamis adan dheere

siciid marsheeye

axmed dhagahorey

adan abokor cali shire

siciid m farax cade

maxamed cali maxamed kaarshe

adan jamac madoobe

rigaax cabdi gorod xaashi

cabdiqani cumar faruur

kaliil cali hagaf

abshir cabdinuur

maxamed cali doob

sh maxamed cabdilahi x axmed

Cagaar Cisman yare

Salebaan cilmi warsame

Khaliif caamir

Maxamed jibin

Cabdirisaq cumar faruur

Amina faruur warsame Canab caamir

Cabdicasiis dahir axmed cumar

Maryan Yasin Bare

Deeqa Kaliif

Xaliimo Cali Barre

Waxaa soo diyaariyey Hassan Diiriye Jaamac

Contact:Hassandjama@hotmail.co.uk