WARARKA SOOMAALI

Hayada HARO Ayaa Deeq Biyo Ah Kaqaybisay Degmada Widhwidh Iyo Degano Kale Oo Hoostaga{Daawo Video}

By Zakariye Ciise

April 09, 2017

Widhwidh Deeqdan Ayey Haayadu Usoo Wakiilatay Shiikh cabdiraxmaan ciise Waxaana shiikha iyo gudida abaarta widhwidh ay uwada qaybiyeen si wada jir ah yadoona dadkii ka faa ideystay ay umahad Celiyeen hayada haro

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Dadka deqdan lagaadhsiiyey ayaa waxay hayada kacodsadeen in aysan noqon markii ugu horaysay ee ay gurmad lasoogaadho

Hadaba deganada deqdan lagaadh siiyey waxaa kamid ah Widhwidh Cankalaalaad Ilma samatar Candha lule Duure Dadka deganadan ayaa lasheegay in ay halis ugu jireen haraaf balse haayadubay kasoofar xisay