WARARKA SOOMAALI

Guuleed Wiilkii diyaaradda sameeyay oo Turkiga u socda & Buuhoodle oo siwayn looga sagootiyey-Video

By Abdi rashid

September 23, 2020

Buuhoodle (HM)-waxaan halkann idiinka soo gudbinaynaa warbixin ku saabsan sagoontin balaadhan oo Magaalada Buuhoodle loogu sameeyay Guleed oo ah wiilkii yaraa ee Buuhoodle kusoo bandhigay Hal-abuurka cajiibka ah ee Diyaaradaha kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO