Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Gudiga Abaarta Degmada Widhwidh oo Deeq u qaybiyey Dadkii ay Xoolihii ka dhamaadeen-Video

Gudida Abaarta Degmada Widhwidh ee gobolka cayn ayaa waxay deeq raashin iyo biyo ah gaadhsiiyeen dadkii ay kadhamaadeen xooluhu ee kusoo xarooday magaalada widhwidh

deeqdan ayaa waxaa lasoobaxaday gabadh kasoojeeda deeganka oo magaceeda qarisay yadoona gabadhan ay usowakiilatay c/laahi cawed oo isna kuwareejiyey gudida abaarta

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

masaakiintii kafaa ideystay deeqdan ayaa uduceeyay gabadhaas yagoona alle uga baryey in alle danbi dhaaf uu ugadhigo.

horufadhi.com@gmail.com

Exit mobile version