Wasiirka Caafimaadka Maamulkaasi Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye oo Kulan Balaadhan La Qaatay Shaqaalaha Caafimaadka ee Buuhoodle Gaar ahaan Kuwa Dawlad Deegaanka Itoobiya iyo Kuwa Ka socda Maamulkaasi Somaliland oo Buuhoodle Ku sugan.
HALKANI KA DAAWO VEDIO
Dhinaca Kale Wasiir Xaglatoosiyey Ayaa Hanjabaad u Diray Maamulkaasi Puntland Waxaana uu sheegay in Diyaaradaha imaanayaa Buuhoodle aanay Fasax ka Qaadan Karin Maamulkaasi Garowe Waxana kaloo uu sheegay in Buuhoodle Shir uu ku Qaban Doono.