WARARKA SOOMAALI

Full Vedio” Qurba Jooga Beesha Cali Gari oo Taageeray Go,aankii Waxgaradka Beeshaasi Ku Raali Galiyeen Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif

By A A K

March 20, 2017

Waxaa Shir Talefoonka Isagu Yimid Qurba Jooga Beesha Cali Gari Ahmed Waxayna Taageero Balaadhan iyo soo Dhawayn u Muujiyeen Go,aankii Ka soo Baxay Xubno kamid ah Cuqaasha iyo Waxgaradka Beeshaasi oo Raali Galin u Diray Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Dhacdadii Kaga Dhacday Deegaanka Higlo Ka Dhacday ee Buuhoodle.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Qurba Joogtani Ayaana Waxay sheegeen inay Taageer Balaadhan u Hayaan Maamulka Khaatumo Waxayna Raali Galin Balaadhan Ka Bixiyeen Falkaasi Ka Dhacay Deegaankaasi iyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle Hoos ka Akhriso Magacyada soo Saaray Bayaankani

 

1 Caaqil Hindi Maxamed Adan Caws

2 Xaaji Maxamuud Haybe Aw Cali

3 Ahmed Yusuf Hasan

4 Maxamed Abdilaahi Abuukar

5 Ismail Ahmed Cumar.

6 Mukhtaar Osman C/xamiid

7 Yusuf Xasan Gabayre

8 Ahmed Muuse Cali Walad

 

9 Khaliif Ahmed Nur

10 Maxamed Cali Qosote

12 Jamac Jawali

13 Maxamuud Ismail Gaango

14 Abdikhaalaq Xasan Ar

15 Asad Abdixamiid Boos

16 Deeq Maxamuud Aw Muuse

Dhagjar12@gmail.com

Buhodle