Site icon HORUFADHI MEDIA |

Full Vedio” Cudurka Shuban Biyoodka oo Buuhoodle ka Dilaacay iyo Maamulka Golaha Deegaanka Khaatumo oo Isagu Yeedhay Shaqaalaha Caafimaadka

Cudurka Shuban Biyoodka oo Kamid ah Cudurada Dilaaga ah ayaa ka Dilaacay Magaalada Buuhoodle Waxana Cudurkaasi u Dhintay ugu Yaraan 9 Ruux Waxana uu soo Ritay Tiro Kale oo intaasi Ka Badan Kuwaasi oo haatan Lagu Dabiibayo Xarumaha Caafimaadka ee Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Maamulka Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Ayaana Kulan Deg Deg ah Isagu Yeedhay Dhamaan Ha,yada Caafimaadka ee Buuhoodle Waxaana Kaloo Maamulka Golaha Deegaanku Kor Meer Ku Tagay Xarumaha Waxbarashada ee Buuhoodle.

 

Horufadhi@gmail.com

Exit mobile version