WARARKA SOOMAALI

Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed ka soo saartay xiisada ka taagan Deegaanka Baled-xaawo-Akhriso

By Abdi rashid

March 26, 2018

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa War saxaafadeed ka soo saaray xaalada ka taagan Beledxaawo iyo Darbiga ay Kenya ka dhiseyso.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo arrinta darbiga Kenya dhiseyso uu saddex kala hadlay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Labada Madaxweyne ayaa isku afgartay in la joojiyo dhismaha Darbiga iyo in la sameeyo Guddi wadaag oo labada dhinac.