WARARKA SOOMAALI

DEG DEG:-Wararkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Itoobiya ee galay Dhuusamareeb, xiisad culus-Video

By Abdi rashid

November 29, 2019

Dhuusamareeb (HM) – Wararka ka imaanaaya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Itoobiya, oo aan qayb ka ahayn Xoogaga Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay gaareen magaaladaasi.

HALKAN KA DAAWO WARKA OO DHAN