HORUFADHI MEDIA |

Daawo Xogta:-Gudoomiyihii Maxakamadda Gobolka Sool oo Qarax lagu dilay-Video

Laascaanod ( HM) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  Qarax ka dhacay magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool, Kaasi Gaadhigiisa loogu xidhay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa la Qaxiijiyey inuu Qaraxaasi ku Geeriyooday Marxuum Xasan Shiikh Maxamuud oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamadda ee Gobolka Sool, oo Qaraxa loogu xidhay Gaadhigiisa.

Ilaa hada lama Oga Cida ka dambaysa  Qaraxa lagu xidhay Gaadhiga, Waxaana sidoo kale Horay magaalada Laascaanood loogu dilay Masuuliyiin kala duwan.

Exit mobile version