Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole ayaa si kulul uga hadlay Weerarkii Al-shabaab ay ku Qaadeen Deegaanka Af-urur Halkaasi oo lagu dilay Ciidamo badan oo ka tirsan Puntland, Wuxuuna sheegay inuu Dayac Jiray marka loo eego Khasaaraha ka dhashay.