WARARKA SOOMAALI

Deg Deg Daawo:Dhacdo Naxdin leh oo hada ka dhacday Magaalada iyo Nin Oday ah oo Goordhow is Daldalay-Video

By A. Hindi

March 21, 2017

Wararka hadda inaga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Xaafadda Kaawo godey ee degmada Wada jir uu isku dilay Nin oday ah.

Ninka odayga aha ayaa la sheegay in uu is daldalay waxaana la sheegay in Ninka uu Xarig Qoorta iskaga Xiray islamarkaana uu iska soo laadlaadiyay Geed Qurac ah oo ku yaalla Xaafadda Kaawo Godey.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxaa halkaas tagay Dadkii ka Agdhawaa Balse waxaa ay la kulmeen Ninka Odayga ah oo Meyd ah.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ninka isku Daldalay Degmada Wadajir Madaxa looga jiray,iyadoo weli ay socdaan Baaritaano dheeraad ah.