WARARKA SOOMAALI

Deg Deg Daawo:Howlgalkii ugu cuslaa oo hada ka socda Muqdisho shacabka oo Guryahooda loogu galayo iyo Ciidamo si gaara u tababaran-Video

By Abdi rashid

June 15, 2017

Howlgalka Xasilinta iyo Hub ka dhigista Sharci darada ah ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa loo Ogolaaday inay Saxaafadu Raacaan Ciidamada, islamarkaana ay Indhahooda kusoo arkaan sida wax u socdaan

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO