WARARKA SOOMAALI

Dawo Degmada Widhwidh Oo Yeelatay Xarun Laga Soogalo Warka Iyo 7Kii Tagay Tvga Somali News

By Zakariye Ciise

April 20, 2017

Widhwidh Degamada widhwidh Ee Gobolka Cayn Ayaa Yadu Noqotay Degmo Sixowli Ah Horumarkeedu Usocdo Waxaana Degmadaasi Ay Haatan Yeelatay Xarun Sitoosa Looga Soogali Karo Barnaamij Yada Wararka

HALKAN KADAAWO MUQAALKA

Xafiiskan Ayaa Waxaa Heer Kaasi Gaadhsiiyey Weriye Zakariye Wadani Oo Ah Weriyaha Degamada Waxbadana Kaqabtay Sidii Deganku Uu Meel Sare Ugaadhi Lahaa Horumar Lataaban Karana Ugaadhi Lahaa