Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:Yaabka Gaadhi Xabsi Dhexdiisa yahay oo Qofka lasoo qabto lagu xidhayo ilaa arrinkiisa Go,aan laga gaadhayo-Video

Degmada badhan oo ka tirsan Goalka sanaag degaan hoos taga oo lagu magacaabo Ceel-dhurde waxaa lagu soo bandhigay arrin ka yabisay dadka degaanka Markii Gaadhi Nooca loo yaqaan Noohada Xabsi ama saldhig laga dhigay kaas oo Dadka lasoo qabto ee Dambiyada Gala lagu xidhi.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Taliyaha Booliska Degmada oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in uu yahay Gaadhigani  Jeelka Ama saldhiga Degmada isla markaana Qofka marka lasoo xidho gaadhigan lagu haynayo ilaa iyo inta kiiska lagu haysto laga dhamaynayo.

Exit mobile version