Waxaa maanta gelinkii hore Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeisa lagu xidhay Maxamed Yaasiin Wasiirkii Hore dikadaha Somaliland Xabsigana Utaxaabay oo kamid ahaa Qurbajoogta Ololaha ugu Jiray Xisbiga Wadani ee doorashada looga guulaystay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Wadani Cabdiqaadir Jirde oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay jiraan Dad kale oo la doonayo in la xidh-xidho kuwaasi oo ka tirsan xisbiga Waddani isla markaana ay horay uga digeen arrimahan.
Xadhiga masuuliyiintan ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xilli muddo saacadaha ay kasoo wareegtay ku dhawaaqista doorashada madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi.