Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mudane Maxamed Cumar Carteh Qaalib, kadib munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Rw. ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wuxuu sheegay in Xukuumada Cusub ee Madaxwayne Farmaajo iyo R/wasaare Khayre ay Hogaaminayaan ay dar-dar gelin doonto wadahadalka DF-Somalia iyo Wadahadalka maamulka S.land.